Robbinsdale Area Schools

District Finance Update

Desplácese hacia abajo para leer en español

Hoos u rog si aad ugu akhriso Soomaali


Dear Robbinsdale Area Schools families and staff,

On Monday, during its regularly scheduled meeting, the School Board voted unanimously to approve a resolution for bond refunding and reissuing. This will save taxpayers an estimated $1.5 million dollars over the next 11 years due to current low interest rates.

The District’s finance department’s oversight has allowed us to effectively manage our resources, support efforts to improve efficiency and effectiveness, and operate with integrity -- all while promoting fiscal responsibility. 

Besides sharing this news with you, I want to provide a few additional updates. 

State Auditor’s Report
A report from the State Auditor’s office was completed three months ago. This report provided  recommendations for the School Board and District Administration. Since that time, the Board has been engaged in discussions with District Administration. At the Sept. 8 Board work session, the following updates were provided:

  • The Finance Department reviewed and updated the District’s purchasing card manual,  implementing a monthly sampling process of district purchasing card transactions, which began last month.

  • In May, the Board approved the Resolution to Establish Other Post-Employment Benefits (OPEB) Advisory Committee. Based on the State Auditor’s recommendation, the District is developing an OPEB advisory committee with the participation of its Financial Advisory Council (FAC).

  • The District reviewed administrative procedure 701AP and recommended the School Board adopt it as Policy 701, which allows the School Board to delegate approval of expenditures to the Superintendent or Director of Finance. The Board unanimously approved Policy 701 on Sept. 21.

  • Technology reimbursements are now managed through our payroll department, with appropriate taxes processed. This began on the Aug. 28, 2020 payroll. 

You can read more about the Auditor’s report at our website.

School Finance Discussion
Two of the state’s top experts in school finance will lead a virtual discussion for our community from 6:30 to 8 p.m. on Thursday, Oct. 8.

I want to extend a personal invitation to each of you to join us for a discussion that features Tom Melcher and Paul Ferrin, from the Minnesota Department of Education. They will address changes in special education, cross subsidies and the impact open enrollment has on school finance. 

Please check our district calendar where we will share a Zoom link to the event (the discussion will also be recorded for those who cannot attend live).

The event is hosted by the Robbinsdale Area Schools, along with the District’s Financial Advisory Council (FAC) and Special Education Advisory Council (SEAC). Community members are encouraged to submit questions prior to the event via email to rdale_communications@rdale.org. The deadline for question submissions is Oct. 5.

We remain committed to serving our students and families in a fiscally responsible and equitable manner. Thank you for your continued support of District 281.

 

Sincerely,

Dr. Stephanie Burrage
Interim Superintendent
Robbinsdale Area Schools



Estimadas familias y personal de las Escuelas del área de Robbinsdale:

El lunes, durante su reunión regular, la Junta directiva escolar votó unánimemente para aprobar una resolución para el reintegro y reemisión de bonos. Esto les ahorrará a los contribuyentes un estimado de 1.5 millones de dólares en los próximos 11 años debido a las bajas tasas de interés actuales.

La supervisión del departamento de finanzas del Distrito nos ha permitido administrar eficazmente nuestros recursos, apoyar los esfuerzos para mejorar la eficiencia y la eficacia, y operar con integridad - todo ello mientras se promueve la responsabilidad fiscal. . 

Además de compartir estas noticias con ustedes, quiero proporcionarles algunas novedades adicionales. 

Informe del auditor del Estado
Un informe de la oficina del Auditor del Estado se completó hace tres meses. Este informe proporcionó recomendaciones para la Junta directiva escolar y la Administración del distrito. Desde ese momento, la Junta ha mantenido conversaciones con la Administración del distrito. En la sesión de trabajo de la Junta del 8 de septiembre, se proporcionaron las siguientes novedades:

  • El Departamento de finanzas revisó y actualizó el Manual de tarjetas de compra del distrito, implementando un proceso de muestreo mensual de las transacciones de tarjetas de compra del Distrito, que comenzó el mes pasado.

  • En mayo, la Junta aprobó la Resolución para establecer el Comité asesor sobre otras beneficios posteriores al empleo (OPEB, por sus siglas en inglés). Basándose en la recomendación del Auditor estatal, el Distrito está desarrollando un comité asesor de la OPEB con la participación de su Consejo asesor financiero (FAC, por sus siglas en inglés).

  • El Distrito revisó el procedimiento administrativo 701AP y recomendó que la Junta directiva escolar lo adoptara como Política 701, que permite a la Junta directiva escolar delegar la aprobación de los gastos al Superintendente o al Director de finanzas. La Junta aprobó unánimemente la Política 701 el 21 de septiembre.

  • Los reembolsos de tecnología se gestionan ahora a través de nuestro departamento de nóminas, con los impuestos correspondientes procesados. Esto comenzó en la nómina del 28 de agosto de 2020. 

Puede leer más sobre el informe del Auditor en nuestra página web.

Conversación sobre las finanzas de la escuela
Dos de los principales expertos del estado en finanzas escolares dirigirán una conversación virtual para nuestra comunidad de 6:30 a 8 p.m. el jueves 8 de octubre.

Quiero extender una invitación personal a cada uno de ustedes para que se unan a nosotros para una conversación con Tom Melcher y Paul Ferrin, del Departamento de educación de Minnesota. Hablarán sobre los cambios en educación especial, los subsidios cruzados y el impacto de la inscripción abierta en las finanzas de las escuelas. 

Por favor, consulten el calendario del distrito donde compartiremos un enlace Zoom al evento (la conversación también será grabada para aquellos que no puedan asistir en vivo).

Este evento es organizado por las Escuelas del área de Robbinsdale, junto con el Consejo asesor financiero (FAC, por sus siglas en inglés) y el Consejo asesor de educación especial (SEAC, por sus siglas en inglés) del distrito. Los miembros de la comunidad están invitados a enviar preguntas antes del evento por correo electrónico a rdale_communications@rdale.org. La fecha límite para la entrega de preguntas es el 5 de octubre.

Seguimos comprometidos a servir a nuestros estudiantes y familias de una manera fiscalmente responsable y equitativa. Gracias por su continuo apoyo al Distrito 281.

 

Atentamente,

Dra. Stephanie Burrage
Superintendenta interina
Escuelas del área de Robbinsdale 



Qoysaska iyo shaqaalaha Dugsiyada Aagga Robinsdale ee Qaaliga ah,

Maalintii Isniinta, intii lagu gudajiray kulankeedii caadiga ahaa, guddiga iskuulku waxay si aqlabiyad leh ugu codeeyeen in la ansixiyo qaraarka ku saabsan dib u soo celinta iyo dib u soo saarista curaarta.Tani waxay badbaadin doontaa cashuur bixiyeyaasha lagu qiyaasay $ 1.5 milyan 11-ka sano ee soo socda sababo la xiriira dulsaarka hadda hooseeya awgeed.

Kormeerka waaxda maaliyadda ee degmadu waxay noo ogolaatay inaan si wax ku ool ah u maamulno ilahayaga, taageerno dadaallada lagu hagaajinayo hufnaanta iyo waxtarka, oo aan ugu shaqayno si daacadnimo ah -- Dhammaan iyada oo kor loo qaadayo mas'uuliyadda maaliyadeed.

Intaa ka sokow in aan kula wadaagayo warkan, waxaan rabaa inaan kuu soo tabiyo xogo cusub oo  dheeri ah.

Warbixinta Hantidhawrka Gobolka
Warbixinta Xafiiska Hantidhawrka Gobolka ayaa la dhamaystiray saddex bilood ka hor. Warbixintan ayaa talooyin u soo jeedisay golaha iskuulka iyo maamulka degmada. Tan iyo wakhtigaas, goluhu wuxuu ku howlanaa wada hadallo uu la yeeshay maamulka degmada. Fadhigii shaqo ee Golaha ee Sibtembar 8, xogaha cusub ee soo socota ayaa la bixiyay:

  • Waaxda Arrimaha Dhaqaalaha ayaa dib u eegis ku sameysay oo casriyaysay Kaarka hagaha wax iibsiga ee Degmada, fulinaysana hanaan bille ah oo tijaabo ah oo ku saabsan macaamillada kaararka iibsiga ee degmada, oo bilaabmay bishii hore.

  • Bishii Maajo, Goluhu wuxuu oggolaaday Go'aanka lagu Dhisayo Guddi kale oo ah Guddiga La-talinta Macaashka Shaqada Kadib (OPEB). Iyadoo ku salaysan talo bixinta hantidhawrka gobolka, Degmadu waxay horumarinaysaa guddiga la-talinta ee OPEB oo ay ka qayb qaadanayaan Guddiga La-talinta Dhaqaalaha (FAC). 

  • Degmadu waxay dib u eegis ku sameysay nidaamka maamul ee 701 waxayna ku talisay in Golaha Iskuulku u dhaqangeliyo Nidaamka 701 ahaan, tani waxay u oggolaanaysaa Golaha Iskuulka inay u wakiishaan ansixinta kharashyada Kormeeraha Guud ama Agaasimaha Maaliyadda. Goluhu wuxuu si aqlabiyad leh u ansixiyay Siyaasadda 701 bishii Sebtember 21.

  • Lacag bixinta la xiriirta tikniyoolajiyadda waxaa hadda lagu maareeyaa qaybteenna mushaar bixinta, iyadoo lagu shaqeynayo canshuur habboon. Tani waxay bilaabatay bishii Agoosto 28, 2020 mushahar bixinta. 

Waxaad waxbadan oo ku saabsan warbixinta hanti dhowrka ka akhrisan kartaa shabakaddeena

Wadahadalka dhaqaalaha dugsiga
Laba ka mid ah khubarada ugu sareysa gobolka ee dhaqaalaha dugsiga ayaa hogaamin doona dood wadaag ah oo loo qabanayo beesheena laga bilaabo 6:30 ilaa 8 fiidnimo. Khamiista, Oktoobar 8deeda.

Waxaan jecelahay inaan u fidiyo casuumaad shaqsiyeed mid kastoo idinka mid ahba si uu noogula soo biiro dood ay ka qayb qaadanayaanTom Melcher iyo Paul Ferrin, oo ka tirsan Waaxda Waxbarashada ee Minnesota. Waxay wax ka qaban doontaa isbeddelada ku yimaada waxbarashada gaarka ah, iswaydaarsiga kaabayaasha, iyo saamaynta diiwaangelinta furan ee maalgelinta dugsiga.

Fadlan hubi jadwalkayaga taariikhda degmada halka aan la wadaagayno xiriirinta Zoom-ka ee dhacdada (doodda waxaa sidoo kale loo duubi doonaa kuwa aan awoodin inay soo xaadiraan).

Munaasabaddan waxaa martigeliyay Dugsiyada Aagga Robbinsdale, oo ay weheliyaan Guddiga La-talinta Maaliyadeed ee Degmada (FAC) iyo Guddiga La-talinta Waxbarashada Gaarka ah (SEAC).  Xubnaha bulshada waxaa lagu dhiirigalinayaa inay u soo diraan su'aalaha kahor dhacdada emayl ahaan rdale_commentions@rdale.org. Waqtiga kama dambaysta ee soo gudbinta su'aalaha waa 5-ta Oktoobar.

Waxaan weli u heellan nahay inaan ugu adeegno ardaydeena iyo qoysaskeenna si mas'uuliyad dhaqaale iyo sinaani ku dheehan tahay. Waad ku mahadsan tihiin taageerada joogtada ah ee aad siisaan Degmada 281.

 

Si daacadnimo ah,

Dr. Stephanie Burrage
Kormeeraha Guud ee Ku Meel Gaar ah
Dugsiyada Aagga Robbinsdale